Xildhibaanada Golaha Shacabka oo heesato Labo Daran mid dooro !!!

Xildhibaanada golaha shacabka ee waqtigoodu sii dhamaanayo ayaa intooda badan rajo badan ka qabin in mar kale dib loo soo doorto hadii aysan dhicin musuq maasuq lamid ah kii afar sano kahor lagu soo doortay. Inta badan Xildhibaanada golaha shacabka ayaan heesan kalsoonida dadka ay ku matalaan kursiga, waxaana Xildhibaanada qaarkood doorashadii hore kusoo baxeen … Continue reading Xildhibaanada Golaha Shacabka oo heesato Labo Daran mid dooro !!!